Kiisas cusub oo  cudurka Crona vireska ah oo laga helay ilaa iyo 25 dal

HomeWararka

Kiisas cusub oo cudurka Crona vireska ah oo laga helay ilaa iyo 25 dal

kiisas cusub ah cudurka crona vireska ah ayaa lagu arkay wadanka chinaha xili ay sii kor dhayso khatarta vires ka ka dilaacay dalkaasi shiinha ee cron

Shil Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Garoowe
Warka Caweysin, Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

kiisas cusub ah cudurka crona vireska ah ayaa lagu arkay wadanka chinaha xili ay sii kor dhayso khatarta vires ka ka dilaacay dalkaasi shiinha ee crona vires.

In ka badan 900 oo qof ayey maraysaa dhimashada uu sababay vires ka ka dilaacay dhulwaynaha shiinaha oo uu dhawaan u dhintay dhaqtarkii ugu horeeyay ee ogaaday cudurkan.

Hay’daha caafimaadka ee dalkaasi ayaa waxa ay diwaan geliyeen 97 qof oo ah kiisaska dhimashada ee cusub ee magaalada Wuhan.

Waxaa la soo sheegayaa in ilaa iyo 25 wadan oo kale laga helay kiisas cusub oo  caabuqa  crona vireska.
Aasiyo Xaaji
Daljir Boosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: