HomeWararka

Khamiis 21 Feb 2019: Shirka Golaha Xukuumadda Puntland (warbixin)

Feebaraayo 21, 2019, Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah, Amniga Dalka, Xeer Hoosaadka Golaha Xukuumadda, Qorshaha Horumarinta Puntland, Kicinta Dakhliga, Wadashaqeynta Wasaaradaha iyo Warbixino kale HALKAN RIIX oo akhri warbixinta

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 13aad (dhegayso | daawo)
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Feebaraayo 21, 2019, Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah, Amniga Dalka, Xeer Hoosaadka Golaha Xukuumadda, Qorshaha Horumarinta Puntland, Kicinta Dakhliga, Wadashaqeynta Wasaaradaha iyo Warbixino kale

HALKAN RIIX oo akhri warbixinta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: