Shiikh Kenyawa, barnaamijka “Cafi Walaalkaa” iyo berri iyo garoonka Mire Awaare Garoowe (dhegayso)

Shiikh Kenyawa, barnaamijka “Cafi Walaalkaa” iyo berri iyo garoonka Mire Awaare Garoowe (dhegayso)

Waxaa shalay Dhuludug soo gaaray Shiikh Kenyaawi, asaga oo sheegay in uu u yimid barnaamijkii salkiisu ahaa “Cafi Walaalkaa.”

Shiikh Kenyaawi oo aan weydiinay in ay jiraan meelo kale oo uu Puntland ka tegi doono ayaa ku jawaabay “dowladda Puntland ayaan marti u nahay … arrinkayga waxaa gacanta ku haya Madaxtooyada Puntland iyo culimaa’u-diinka.”

Waxaa Shiikha waraysatay Jaamac cRaxmaan. Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com