Kaluumaysatada degmada Gumbax oo ka cabanay doonyaha jariifka ah (dhegayso)

Kaluumaysatada degmada Gumbax oo ka cabanay doonyaha jariifka ah (dhegayso)

Maamulka degmada Gumbax ee gobolka Garada fuu ayaa sheegay in ay ladagaalami doonaan  doonyaha jariifka ah  ee sida sharcidarada ah uga kaluumaysta xeebaha Puntland .
Gudoomiye kuxigeenka degmada gumbax ee gobolka garada fuu Abshir jaamac Yuusuf ayaa radio Daljir uga waramay  talaabooyinka ay damacsan yihiin in ay qaadaan .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com