Askari katirsanaa ciidamada Jubaland oo xukun toogasho lagu fuliyay

HomeWararka

Askari katirsanaa ciidamada Jubaland oo xukun toogasho lagu fuliyay

Maamulka Jubbaland ayaa xukun dil toogasho ah ku fuliyay marxuum Cabdirisaaq Cumar Cabdulaahi oo horay u dilay nabadoon Xasan Goolo oo ka mid ahaa nabadoonada Jubaland. Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay goob gaar ah oo lagu toogto dadka dambiyada gaysta oo ku taala duleedka magaalada Kismaayo.  

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Dhuusamareeb
RW Rooble oo magacaabay Afhayeenka xukumadda Soomaaliya
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Maamulka Jubbaland ayaa xukun dil toogasho ah ku fuliyay marxuum Cabdirisaaq Cumar Cabdulaahi oo horay u dilay nabadoon Xasan Goolo oo ka mid ahaa nabadoonada Jubaland.

Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay goob gaar ah oo lagu toogto dadka dambiyada gaysta oo ku taala duleedka magaalada Kismaayo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: