Kalfadhiga labaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lasoo xirayo

Kalfadhiga labaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lasoo xirayo

Waxaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa in sirasmi ah loo soo xiro kalfadhigii labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, kalfadhigan ayaa waxaa soo xiraya madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Baarlamaanka ayaa geli doona fasax muddo laba bilood ah, iyagoona dib ugu laabanaya deegaamadii markii hore laga soo doortay.

Golaha baarlamaanka ayaa kahor inta aan lasoo xirin kalfadhigooda waxaa ay warbixin ka dhagaysan  doonaan guddiga dastuurka ee dalka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com