Jubbaland oo shaacisay in dib loo dhigay Caleemasaarkii Axmed Madoobe (Akhriso)

Jubbaland oo shaacisay in dib loo dhigay Caleemasaarkii Axmed Madoobe (Akhriso)

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday dib u dhigista Xafladii Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

War ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in lagu wargeliyay wafuudii ka qeyb galeysay xaflada caleema saarka oo lagu waday inay dhacdo 26 bishan oo ku beegan berri in dib loo dhigay.

Madaxtooyada Jubbaland ayaa ku eedeysay Xukuumadda Federaalka inay si sharci darro ah u hor istaagtau wafuudii ka qeyb geli laheyd Xaflada Caleema saarka oo ay ka mid yihiin Madaxweynayaashi hore ee dalka iyo xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com