Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Trump iyo Xaaskiisa

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Trump iyo Xaaskiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Marwadiisa Zeynab Cabdi Macalin ayaa ka qeyb galay kulan soo dhoweyn ah oo uu sameeyay Madaxweyn

Warkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)
Shaqalaha diiwangalita Codbixyaasha Degmada Garoowe oo maalintii labaad qaadanaya Tababarka qadanaya
Dowladda Soomaaliya oo gudi u saartay Abaaraha kajira qaybo kamid ah dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Marwadiisa Zeynab Cabdi Macalin ayaa ka qeyb galay kulan soo dhoweyn ah oo uu sameeyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Kulankan soo dhoweynta ayaa ahaa mid guud oo Donald Trump u sameeyay Madaxda ka qeyb gashay Kulanka 74aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ee ka furmay magaalada New York.

Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa shaacisay sawirka Madaxweyne Farmaajo iyo Xaaskiisa oo la sawiran Donald Trump iyo Xaaskiisa, sida lagu soo bandhigay barta Facebook ee Villa Somalia.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: