Jubbaland oo odayaasha dhaqanka uga digtay xiriirka Al-shabaab

Jubbaland oo odayaasha dhaqanka uga digtay xiriirka Al-shabaab

Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa digniin adag kasoo saartay la Macaamilka Argagixisada Al Shabab, Digniinta ayaa si gaar ah u quseysa odayaasha dhaqanka oo la faray in aysan wax wada shaqeyn ah la yeelan karin Al-Shabaab xilli loo diyaar garoobayo Doorashooyinka Dalka.

Sidoo kale Shirka ayaa Waxaa lagu go’aamiyey in la joogteeyo shirarka amni ee maalinlaha ah oo ay yeeshaan Hay’addaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com