JUBBALAND: “Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday, waa in uusan wax dowr ah ku yeelan doorashada oo uu ka dhex baxo, si ay kalsooni u helaan saamileyda siyaasada”

HomeWararka

JUBBALAND: “Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday, waa in uusan wax dowr ah ku yeelan doorashada oo uu ka dhex baxo, si ay kalsooni u helaan saamileyda siyaasada”

War qoraal ah oo kasoo baxay dowlad goboleedka Jubbaland ayaa looga dalbaday Madaxweynaha uu waqtigiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu raaligalin ka bixiyo weerarkii lagu qaaday hoteelka ay deganaayeen labo Madaxweyne oo hore. Jubbaland ayaa ka hadashay arimaha doorashooyinka ee dalka. Akhriso.

Jarmalka oo digniin udiray Ruushka
Xildhibaan ka hadlay Mooshinka Jawaari ,sheegayna in Xafiiska Khayre lagaso Abaabulay
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

War qoraal ah oo kasoo baxay dowlad goboleedka Jubbaland ayaa looga dalbaday Madaxweynaha uu waqtigiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu raaligalin ka bixiyo weerarkii lagu qaaday hoteelka ay deganaayeen labo Madaxweyne oo hore.

Jubbaland ayaa ka hadashay arimaha doorashooyinka ee dalka.
Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: