Jigjiga oo baraf ka da’ay iyo duufaano roobeysan (sawirro)

Jigjiga oo baraf ka da’ay iyo duufaano roobeysan (sawirro)

Magaalada Jigjiga iyo nawaaxigeeda waxaa shalay ka da’ay baraf iyo roob mahiigaan ah oo burbur lixaad leh geystay. Saameynta roobka iyo daadka aad u xoogani kuma koobna Jigjiga oo kaliya ee waxaa waxyeelo baaxad lihi soo gaareen barakacayaasha Qoloji.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com