JIGJIGA: Dad taageero u muujiyay TPLF oo xabsiga loo taxaabay

HomeWararka

JIGJIGA: Dad taageero u muujiyay TPLF oo xabsiga loo taxaabay

28 qof oo lagu tuhmayo inay taageeri jireen maleeshiyaadka Kooxda TPLT ayaa lagu xir xiray Magaalada jigjiga ee Xarunta Dowlad degaanka Soomaalida Ito

Puntland oo ku Gulaystey Heshiisyo Kobcinta Dhaqaalaha iyo Horumarinta Magaalooyinka Puntland.
Madaxweyne Ruuxaani oo baaq udiray Doanld Trump (dhegayso)
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

28 qof oo lagu tuhmayo inay taageeri jireen maleeshiyaadka Kooxda TPLT ayaa lagu xir xiray Magaalada jigjiga ee Xarunta Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya.

Ciidamada Booliska degaanka ayaa dadkaasi xirxiray, kuwaas oo looga shakiyay inay taageerayeen Kooxda TPLF oo dagaalka kula jirta Ciidamada Federaalka Itoobiya.

Komishineerka booliska deegaanka soomalida Maxamed Yare ayaa Warbaahinta u sheegay xariga dadkaasi, waxaana uu sidoo kale sheegay in gacanta lagu dhigay hantidii ay lahaayeen oo la tuhunsanyahay inay ku maal galinayeen TPLF ama ay horayba uga dhaceen shacabka deegaanka xiligii taliskii TPLF.

Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa dagaal adag kula jirtaa Kooxda TPLF eek u sugan Gobolka tigreega ee Waqooyiga Itoobiya, waxaabna dagaalka qeyb ka ah Ciidamada dowlad deganka Soomaalida oo dhawaan ku biiray.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: