Madaxweyne Ruuxaani oo baaq udiray Doanld Trump (dhegayso)

Madaxweyne Ruuxaani oo baaq udiray   Doanld Trump (dhegayso)

Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa dowladda Maraykanka ugu baaqay in ay qaado dhamaan cunaqabataynta sharci darada ah ee dalkiisa saaran ka hor inta aysan wax wadahadal ah.

waxa uu codsaday in ixtiraam loo muujiyo jiritaanka wadankiisa.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com