Jawaari oo Ka hor-yimid Mooshinkii laga Keenay Madaxweynaha Soomaaliya

Sabti, September 26, 2015 (Daljir) —Qoraal kaso baxay Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa loogu baaqay Xildhibaanada Dawladda Federaalka ee Madaxweynaha Mooshinka ka keenay,Ra’iisul Wasaare Sharmaarke iyo Madaxweyne Xassan Sheekh inay isugu yimaadan kulan horaanta bisha Tobnaad,kaasi oo looga wada hadlayo sidii xal looga gaari lahaa Mooshinkii ay Xildhibaanadu ka keeneen Madaxweynaha.

 

\\\"\\\"

\\\"\\\"

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com