Jabka cadowga iyo isla jaanqaadka dowladda Soomaaliyeed (Maqaal)

HomeWararka

Jabka cadowga iyo isla jaanqaadka dowladda Soomaaliyeed (Maqaal)

Waxaa laga taagay caasimada dalka Maraykanka ee Washington calankeena Soomaaliyeed,ee quruxda baan. Waxa uu u egyahay cirka mana ah midabka buluuga ah

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Lakulmay Saraakiisha Ammaanka Dalka
Ra’iisul Wasaare Xasan C Khayre oo Hay’adaha Dowladda Ku Amray Isticmaalka Af-soomaaliga

Waxaa laga taagay caasimada dalka Maraykanka ee Washington calankeena Soomaaliyeed,ee quruxda baan. Waxa uu u egyahay cirka mana ah midabka buluuga ah waxa uuna xaga midabka shabahaa oo u dhawyahay calanka Unatnationka,midabkaa indhaha u roon waxaa waheliya cidigta cad ee dhexda uuga taal ee ah mid macno weyn u samaynaysa uuguna fadhida shacabka iyo qaranka soomaaliyeed guud ahaantiisba. calankeena cawaale kama sheekayn karo sifaadkiisa iyo macnihiisa qododa dheer iyo bilicdiisa intaba.

Haybadii calankeena oo dhulka tiilay mudo 27 sanadood ah,ayaa illaahay mahadii umada soomaaliyeed ay u keceen rag indheer garad ah oo wadniyiin ah sida soomaalidu ay waligeedba ahaan jirtay. waxaana dawladeena curdanka ahi ay Minan Soomaaliyeed ka dhiseen oo safaarad ah dalkaas maraykanka taasoo calankeenii boodhka isaga jafay uu halkaa ka biligleeynayaa cawaale.

Wiilka iyo gabadha ku dhalatay ama ku dhashay Maraykanka,iyagoo u socda School markay arkaan meel calankeenii oo biliglaynaaya waxay dareemayaan in ay xaq u leeyihiin in ay waxbartaan maadaama ay yihiin dad jira oo leh calan iyo ciid ay ku dhaartaan ama dad iyo dal ay ku dhaataan. Nin ragi waa ogyahay dareenkaas laakiin doqoni waa moog.

Qofna aduunyadan korkeeda qiimo badan malaha kol haduusan lahayn dawlad calan iyo dal. wax kastoo aad barataa iyo lacag kasta oo aad yeelataa qiimo malaha kol hadaadan dawlad ahayn,badanaa aduunyada rag iyo dumar soomaaliyeed oo wax ka dhiga jaamacaadka aduunka leh aqoon sare,badanaa gabdho iyo wiilal soomaaliyeed oo leh shirkado iyo maal farabadan dunida dacaladeeda,hayeeshee yaraa tix galinta qofeed ee ay helayaan maadaama aysan lahayn dawlad.

Dawladnimaa laysku qiimeeyaa safaraada Mininka(minin waa guri waana afkeena hooye ee sii dabargo ayaaya) ay soomaali leedahay ee laga dhex yagleelay washington waxay bilaysaa sare u qaadaysaa tixgalin qofeed,siinaysaa qofkastoo ah Soomaali. Tani waxay keentay in sharafkeenii soonoqday hadaynu nahay umada soomaaliyeed. awalba waynu lahayn sharaf laakiin inagaa iska qaadnay sharafkii kadib markaan iska duminay dawladnimadeenii,oo aan kala garan waynay maamul iyo danta qaranka dalka iyo dadka soomaaliyeed xaqna ma ahayn in dalkeena burburino.

Dawlada hada jirtaa waa mid xukunka haysa mudo kooban,hayeeshee waxaan aragnaa oo uwada jeednaa in hogaanka dalkeenu yahay mid dhisaaya dadkeena iyo dalkeena oo raba in uu sooceliyo sharafkeenii soomaalinimo iyo dawladnimo waana intaa inta qofkastoo soomaaliyeed u baahan yahay maanta. waxaa sharaf inoo ah in dawlada soomaaliyeed iyo dalkeena caalamku siiyay tixgalin buuxda oo dawladnimo taasoo anfacaysa shacabka soomaaliyeed iyo dalkeenaba.

Dawlada maraykanku waxay 2.10.2019 dib u furtay si rasmi ah safaaradeedii ay ku lahayd MOGDISHO caasimada dalkeena Soomaaliya.waa nasiib wanaag 28 sanadood kadib in ay hawlaheedii dib u bilawdo,maxaayeelay waxay astaan u tahay iyo fariin cad in dalkeena soomaaliya hada leeyahay dawlad iyo shacab isku duuban oo dhisanaaya dalkooda rabana nabad iyo nolol. waa astaan muu jinaysa in dawlada soomaaliyeed tahay mid la jaan qaadaysa xiriirka dawladaha aduunka iyadoo ilaalinaysa wadashaqaynta iyo wax wada qabsiga.

Maraykanka oo ah gaamiyahay wadamada reer galbeedka ayaa waxaa soo daba socda dawlado farabadan oo iyaguna si rasmi ah uga soo hawlgali doona MOGDISHO kuwaas dib ufuridoona safaaradahoodii dalka ka xay markii burburku dhacay oo soomaaliya iska burburisay noloshoodii iyo dawladnimadoodii.

Aduunku dawlad jirtuu wax la qaybsankaraa,meel fawdo ah iyo dad iyagii iscunaaya nina uma imanaayo taasoo hada soomaaliya ay kasii baxayso dhibaatadii.

Shacabka soomaaliyeed oo helay dawlad u adeegaysa oo ilaalinaysa sharafkooda ayaa diyaar u ah in ay dalkooda dhistaan cadawga gudaha iyo kan dibadana iska ilaaliyaan. waxaa xusid mudan in maanta shacabka soomaaliyeed gartay midka raba in uu hab qabiil ku kiciyo si uu kursi u helo markuu dantiisa helana albaabka ka xirto taasoo hada la ogaaday danayste siyaasi ah. dadka soomaaliyeed waa isku mid waa isku dad waa isku diin waa isku dal lamana kala qaadi karo waxaana deeqa oo kaliya dawladnimo.

Waxaa jira dad si ay dantooda u helaan had iyo jeer dadka iska horkeena qaab qabiil,hada waa fahanay kooxdaas iyagu waa cadaw mana rabaan danta guud iyo dawladnimo waxay cadaw ku yihiin caruurteena,mustaqbalkeena,dadkeena iyo dalkeena soomaaliya markaa haduu walaalkaa yahay isku aabo iyo isku hooyo aa tihiin ogoow waa cadaw waana in aad adigu gacantaada ku dishaa cadawgaas. ehelmaha walaal maha ninka inoo diidan jiritaan iyo dawladnimo soomaaliyeed.

Balhada eega kuwo isugu tagay Kismaanyo waa kuwii shabakada ka midka ahaa maafiyo ee shisheeyaha inagu dhex samaystay oo u arka in ay iyagoo isticmaalaaya axmed madoobe abuuraan qas lagu wiiqaayo hanaanka dawladnimo ee socda ee soomaaliyeed. waxay taageerayaan oo xoojinaayaan in dalka uugalo dawlad la aan burbur maadama iyagu u adeegayaan shirkado maafiya ah iyo dawlado cadaw u ah umada soomaaliyeed.

Shacabka soomaaliyeed maha in uu indhaha ka fiirsado ama wax walba ku haleeyo dawlada,waa in aan cadawgaan iska qabanaa oo difaacanaa dawladnimadeena ileen dawladnimadu waa shacabka ee. waa in aan ilaashanaa dalkeena iyo dawladeena kuwa lasoo dirayna iska qabanaa.

Xaaraantii iyo cuqubadii ay soomaali ka galeen ayaa gubaysa oo iimanba malaha,bal eega waxay samaynayaan maanta? Cabdikariin guuleed oo ka mid ah shabakada maafiyada ah ee xasan sheekh iyo shariif sikiin waxaa weheliya shariif xasankii iyo xasan sheekh oo aan inagu cusbayn jariimaday dalkeena iyo dadkeena ka galeen ee noqotay mahadhada oo iyaguna baadi goob uugu jira siday kismaanyo ku tagi lahaayeen maadaama lagu mashquul san yahay sidii loo burburin lahaa dawlada hada oo loo fashilin lahaa si soomaaliya u waydo dawladnimo nabad iyo nolol.

Waxaa la joogaa xiligii dadka soomaaliyeed iska qaban lahaayeen dawladiidka cadawga ah ee hortaagan dawlad soomaaliyeed oo hana qaada. kuwa sheeganaaya siyaasiyeen waa qaswadayaal waana adeegayaal shisheeye waajibkuna waa in dalka laga qabtaa. dawladnimadeena ku heli mayno bilaash waa in aan u dhimanaa nafteena u huraa dawladnimadeena oo godkooda ugu tagnaa kuwa dawlad diidka ah iyo kuwa kaalmeeya. cadaw in la dhawrataa sax maha waa in lasugaa oo la ciribtiraa siday inoo ciribtirayaan soomaaliyeey. waxaan layska yeelayn baajira marnaba oo aan la aqbali karayn oo ah dawlad diid kugabanaaya diin ku gabanaaya ganaacsi ku gabanaaya siyaasi. xalkalana looma baahna aan ahayn dil oo kaliya waayo isaguba waa ku dilayaa waliba si qaran jab ah oo dad iyo dal dhan ah. kolkaa kuwa diidan xasiloonida iyo dawladnimada iyo nabada waa in laga qabtaa dalka soomaaliya guud ahaan.

waa guul in shacabkii iyo dawladoodii isla jaan qaadeen dalkana dhisayaan cadawgana meel qura uuga soowada jeedaan maanta,waa jab iyo naxdin soo gaartay cadawga soomaaliya guulaha isdaba jooga ah iyo hormarka ay gaartay dawlada soomaaliya ee curdanka ahi.

Waxaa qoray Yuusuf Omar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: