Ra’iisul Wasaare Xasan C Khayre oo Hay’adaha Dowladda Ku Amray Isticmaalka Af-soomaaliga

Ra’iisul Wasaare Xasan C Khayre oo Hay’adaha Dowladda Ku Amray Isticmaalka Af-soomaaliga

Raisul wasaaraha xukuumada Somalia Xasan Kheyre ayaa soo saaray amar ku socda wasaaradaha iyo heyadaha kale eee dowlada Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxay xafiskiisa ayuu lagu faray dhamaan hey’addaha dowladda inay qoraaladooda rasmiga ah ku qoraan Af-Soomaali.

Tallaabadan ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ku tilmaamay mid lagu xoojinayo af-Soomaaliga oo muddooyinkii u dambeeyay adeegsigiisu sii daciifayey.

Inta badan Wasaaraddaha dowladda ayaa laga adeegsadaa luqado ajnabi, sida luqada Ingiriiska, oo inta badan qoraalada la isugu diro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com