Jaamacadda Badda Cas Boosaaso oo soo dhaweyn u samaysay Arday Qalin Jabisay (dhegayso)

HomeWararka

Jaamacadda Badda Cas Boosaaso oo soo dhaweyn u samaysay Arday Qalin Jabisay (dhegayso)

Jaamacada Badda cas ee Bosaaso ayaa maanta kulan soo dhawayn ah u samaysay Sadax Arday oo ka qalinjabiyay kuliyada Shareecada iyo qaanuunka ,iyago Ardaydaas ku biiray Hay’adda Garsoorka ee Puntland kadib markii ay ku guuleesteen Imtixaan ay ugaleen ugaleen kudhawaad 30 qof. Warbixintan Wariye Xasan Heykal ayaa Boosaaso kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ad8952801010042830486dc/Warbixinta+garsoorayaasha++jaamacada+bada+cas+.mp3

Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac oo dib xoriyadiisa uhelay (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)
Warbixin 84 tacadi oo ka dhan ah saxaafadda ayaa Soomaaliya ka dhacay 2019 (dhegayso)

Jaamacada Badda cas ee Bosaaso ayaa maanta kulan soo dhawayn ah u samaysay Sadax Arday oo ka qalinjabiyay kuliyada Shareecada iyo qaanuunka ,iyago Ardaydaas ku biiray Hay’adda Garsoorka ee Puntland kadib markii ay ku guuleesteen Imtixaan ay ugaleen ugaleen kudhawaad 30 qof.

Warbixintan Wariye Xasan Heykal ayaa Boosaaso kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Jamacada Bada cas : TALO sxbyaal Education `s figure Marka is fahan waxaa iga TALA ah ardaygu MAADOOYINKA oo IDIL inuu wax ku QAATO lugada ENGLISH sababtu maxay tahay bal i waydiiya SABABTA aan idin siiyo jawaabteeda Ardaygu markuu wax ku barto English language everthing `s Eazy waayo waayadan Aduunkaan hore u MARAY wax WALIBA waxay ku qoran yihiin AMA ku daabacan yihiin English Marka WAA iga fariin halaga DAAYO lugooyada generation ka ama jiilka cusub intuu carabkiisa QOYAN yahay halagu BARO luuqada englich waxbarashada maadooyinkoo dhan si Ay ugu fududaato fursadaha uu helo TALO waa IGA TAA waa idin salaamay

DISQUS: