Jaaliyadda Somaliyeed ee dalka Pakistaan oo Walaac ka muujiyeey Cudurka Caronavirus (dhegayso)

HomeWararka

Jaaliyadda Somaliyeed ee dalka Pakistaan oo Walaac ka muujiyeey Cudurka Caronavirus (dhegayso)

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Pakistaan ayaa walaac ka qaba saamayn uu ku yeesho Caabuqa Caronavirus oo fara ba'an ku haya wadankaasi. Da

Aqoonyahano siyaabo kala duwan uga hadlay kisaaska kufsiga ah (Daawo)
Xulashada Daljir & Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo diiday Go’aankii Maxkamadda Gobalka Banaadir

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Pakistaan ayaa walaac ka qaba saamayn uu ku yeesho Caabuqa Caronavirus oo fara ba’an ku haya wadankaasi.

Dalka Pakistaan waxaa ilaa haatan Cudurku soo ritey – 600 oo qof halka ay u dhinteen ugu yaraan -5 qof.

Hanad Maxamed Muuse oo kamida Ardayda wax ka barata Jaamacadaha Dalka Pakistaan gaar ahaan Caasimadiisa Islaamabad ayaa Daljir uga waramay Xaalada ay qabaan.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: