Issimadda Puntland oo soo dhaweyaay Hormarka Kasocda Boosaso (dhegayso)

Issimadda Puntland oo soo dhaweyaay Hormarka Kasocda Boosaso (dhegayso)

garaad cabdulaahi cali ciid iyo suldaan yuusuf jaamac oo ka mid ah issimada Puntland oo maanta la hadlay radio Daljir ayaa soo dhoweeyey howlgalka dib usoo celinta bilicda ee kasocda magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland, oo ah magaalo wayn balse aan horay loogu guuulaysan qorshayn magaalo.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayay ugu warameen istuudiyaha Daljir ee Bosaso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com