Issimadda Puntland oo dhameyey khilaafki ka dhex taagna Madaxda sare ee Puntland (Daawo)

HomeWararka

Issimadda Puntland oo dhameyey khilaafki ka dhex taagna Madaxda sare ee Puntland (Daawo)

Issimada Puntland ayaa Maanta ku guuleystay inay isu keenaan Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Madaxweyne kuxigeenka Axmed Cilmi Karaash,

Mareykanka oo War kasoo saarey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Issimada Puntland ayaa Maanta ku guuleystay inay isu keenaan Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Madaxweyne kuxigeenka Axmed Cilmi Karaash, kaddib waan waan ay muddooyinkii u dambeeyay ka dhex wadeen.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoonka baarlamaanka iyo hoggaanka dhaqanka Puntland.

Kulanka waxaa looga hadlay midnimada iyo wadajirka Puntland, waxaana lagu guuleystay in meesha laga saaro kala aragti duwanaanta maamul iyo shaqo ee u dhexeysay madaxda sare ee Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: