Islaan Ciise oo ka hadlay Xarig jarka Garoonka diyaaradaha Garowe (dhegayso)

Islaan Ciise oo ka hadlay Xarig jarka Garoonka diyaaradaha Garowe (dhegayso)

islaan Ciise islaan Maxamed oo kamid ah isimadda Puntland kuwooda ugu caansan gaar ahaan gobalka Nugaal oo ka hadlayaay xarig jarka Garoonka diyaaradaha Garowe ee Gen Maxamed Abshir Muuse ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo madaxda Dowladda federaalka iyo madaxda kale ee ku sugan.

Islaanka ayaa sheegay in uu u mahadcelinayo dhamaan dadka ka qayb galayaa Xafladda furitaanka Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Garowe,isago sheegay in garoonka uu u furanyahay qof walba oo somaali ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com