Islaan Axmed C/salaan “Dowlada Puntland dib ha ufiiriso Heshiiska 30-ka Sano ah ee Dekadda Bosaaso

Islaan Axmed C/salaan “Dowlada Puntland dib ha ufiiriso Heshiiska 30-ka Sano ah ee Dekadda Bosaaso

Islaan Axmed C/salaan gurxan oo ka mid ah ismimada dhaqanka ee Puntland oo maanta lasoo xiriiray radio daljir ayaa ka hadlay heshiiska 30_ ka sano ah ee lagu Balaarinayo dekeda Bosaaso iyo khilaafka udhaxeeya Maamulka dekeda Bosaaso iyo ganacsatada qaar ee waxkala soo dagta dekeda.

Islaanka ayaa dhanka kale waxa uu sheegay in magaalada Bosaaso uu soogaaray wafdi uu hogaaminayaayo Boqor burhaan boqor muuse kuwaas oo lakulmi doona Madaxweynaha Puntland, inkastoo uu kuwajahanyahay Madaxweynaha sida lasheegay Magaalada Muqdisho si uu ga qaybgalo Shika Golaha Amniga.

Hadaba islaan Axmed C/salaan gurxan waxa uu uwaramay wariye xasan heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com