Iskushuban: Ayax tiro baddan oo laga Cabanayo (dhegayso)

Iskushuban: Ayax tiro baddan oo laga Cabanayo (dhegayso)

Magaaladda iskushuban iyo degaanada hoosyimada beeralaydu waxay ka cabanayaan ayax farabadan oo dhibaato ku haya degaanka sida ay Radio Daljir u shegeen dadka degaanka.

Maxamed Yuusuf Aflow isku Duwaha wasaarada Deeganka iyo isbedelka Cimilada ee degmadda Iskushuban oo Radio Daljir la hadlay ayaa ka hadlay Khasaraha uu dhaliyeey Ayaxan.

Wariye Cabdiraxmaan Kuubaan ayuu khadka Taleefanka ugu waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com