Puntland: Wasiir u geeriyooday cudurka karoonaha

HomeWararka

Puntland: Wasiir u geeriyooday cudurka karoonaha

Wasiir-udowlihii madaxtooyada ee xariirka Golayaasha Puntland Maxamed Xasan Ciise ee Xukuumadda hadda jirta ayaa goor dhowayd ku geeriyooday isbitaalk

Galmudug oo shaacisay natiijada imtaxaanadka fasalka 8aad
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Amniga
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Wasiir-udowlihii madaxtooyada ee xariirka Golayaasha Puntland Maxamed Xasan Ciise ee Xukuumadda hadda jirta ayaa goor dhowayd ku geeriyooday isbitaalka Qaran ee magaalada Garowe.

Wuxuu u geeriyooday neef-qabatin ama Naqaska oo ku xirmay, 3 saddex maalmood, ayuu xanuunsanaa, oo qandho, madax xanuun iyo Naqasku qabanayey.

Waxaana xaaladiisa cafimaad ay ahayd mid laga dayrinayeey maalmihii u dambeyeey,iyado la filayeey in loo qaado Magaaladda Muqdisho.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: