Isku socodka magaalada Bosaso iyo gobolada kalle oo hakad kujiro (sawiro)

Isku socodka magaalada Bosaso iyo gobolada kalle oo hakad kujiro (sawiro)

Waxaa maanta hakad uu kujiraa isku socodka magaalada Bosaso iyo magaalooyinka kalle ee Puntland, kadib biyo xoog leh oo buux dhaafiyay togga Buundo jiifta.

 

Gaadiid badan ayaa hadda ku xaniban wadada oo garan la’ goob ay u jihaystaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com