Qarax xoogan oo kadhacay Muqdisho (sawiro)

Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari qarax laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay xarunta maamulka degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir, waxaana ay u dhowdahay madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Qaraxan ayaa sababay burbur xoogan oo soo gaaray dhismayaasha xarunta, waxaana jira khasaare dhiamshada laba ruux iyo dhaawac tiro kalle.

Xogyahaha maamulka degmada Wardhiigley ayaa ka mid ah dadka ku dhaawacmay.

Qaraxan oo xoogiisa laga maqlay Muqdisho inteeda badan ayaa haddana waxaa uu dhacayaa waqti goobtu dadku ku yaareeyeen.

Hoos kadaawo burburka

Diiwaanka wararka
Daljir.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com