Iskaashatada kalluunka ee degmada Eyl iyo khasaarihii ka soo gaaray roobabkii da’ay (daawo)

HomeWararka

Iskaashatada kalluunka ee degmada Eyl iyo khasaarihii ka soo gaaray roobabkii da’ay (daawo)

Iskaashatada kaluunka ee degmada Eyl oo Daljir nagu soo booqday maanta ayaa ka waramaya khasaarihii ka soo gaaray roobabakii ka da’ay degmada, iyagoo sheegay in qalabkii iyo saxiimadihii  ay kala tageen daadadkii ka soo rogmaday togoga oo badda ku daray. waxa ay sheegeen in magaalada ay go’doon ku jirto. Dhegayso.

Xildhibaan Cabdulaahi Xasan: “Faysal Cabdi Bootaan Umadii uu dulminayey ayuu alle markale gacanta u soo galiyey”
Nabadoon caan ahaa oo ku geeriyooday Muqdisho
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Iskaashatada kaluunka ee degmada Eyl oo Daljir nagu soo booqday maanta ayaa ka waramaya khasaarihii ka soo gaaray roobabakii ka da’ay degmada, iyagoo sheegay in qalabkii iyo saxiimadihii  ay kala tageen daadadkii ka soo rogmaday togoga oo badda ku daray.

waxa ay sheegeen in magaalada ay go’doon ku jirto.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: