Site icon Radio Daljir

Iskaashatada kalluunka ee degmada Eyl iyo khasaarihii ka soo gaaray roobabkii da’ay (daawo)

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Iskaashatada kaluunka ee degmada Eyl oo Daljir nagu soo booqday maanta ayaa ka waramaya khasaarihii ka soo gaaray roobabakii ka da’ay degmada, iyagoo sheegay in qalabkii iyo saxiimadihii  ay kala tageen daadadkii ka soo rogmaday togoga oo badda ku daray.

waxa ay sheegeen in magaalada ay go’doon ku jirto.

Dhegayso.

Exit mobile version