Iska baar viruska kahor talaaalka inta aadan qaadan

HomeWararka

Iska baar viruska kahor talaaalka inta aadan qaadan

Ilaa afar qof dad kudhow oo cudurka Coronavirus u geeriyooday Bosaso ayaa la ii sheegay inay Tallaalka viruska ay qaateen xilli viruska jirkooda uu ku

CABDIBARRE: ”Farmaajo wakhtigiisi waa dhamaaday wuxuu kujoogo hadana waa sharci darro (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Wacaal daray ah: Xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya oo riday xukumadii khayre

Ilaa afar qof dad kudhow oo cudurka Coronavirus u geeriyooday Bosaso ayaa la ii sheegay inay Tallaalka viruska ay qaateen xilli viruska jirkooda uu ku jiro, taasina loo malaynayo in ay sababta geerida qayb ka ahayd.

Sida khuburada caafimaadka ay qabaan Tallaalka COVID-19 sidiisuba waa baritaan jirka qofka qaadanaya la barayo la dagaalanka viruska COVID.
Haddaba waxaa jirin wacyigelin bulshada la siiyay kahor talaalka si’ay isaga baaraan cudurka, oo haddii ay iska waayaan markaas la talaaalo.

Sidoo kalle khuburada caafimaadka ayaa qaba in haddii muddo bil gudaheed qofku ku dhaco viruska COVID-19 aan la siin tallaaalka viruska uuna qofku sugo 60 illaa 90 maalmood.

Mohamud Abdi Ibrahim
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: