Wacaal daray ah: Xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya oo riday xukumadii khayre

Wacaal daray ah: Xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya oo riday xukumadii khayre

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in la riday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumaddiisa.

Waxaa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dhacday.

Buuq ayaa ka dhashay xarunta waxaana jiraa arragtiyo kala duwan oo shacabka somaliyeed ka dhibanayaan riditaanka xumadda Xasan Cali khayre.

Wixii ku soo kordha la socda insha allah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com