Internetka Muqdisho oo wali jaran jago-ka xayuubinti RW khayre kabacdi

Internetka Muqdisho oo wali jaran jago-ka xayuubinti RW khayre kabacdi

Magaaladda Muqdisho iyo guud ahaan Koonfurta somaaliya waxaa jaran internetki ,kadib jago-ka xayuubinti Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre.

Guud ahaan khadka internetka ayaan shaqeynayn,sida la sheegay waxaana jaran khadki Viber optic ahaa ee dhexmari jiray badda.

Wali lama hayo sababta keentay in khadka uu saacado badan ka maqnaado koonfurta somaaliya,balse Puntland ayaa internetku jooga,iyado anan la garanayn sababta keentay in lagu soo beego xil ka xayuubinti khayre jaritaanka Internetka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com