Barlamaanka Puntland laalay  heshiis kii is-afgaradka ahaa ee dhexmaray Puntland iyo Seychelles

HomeWararka

Barlamaanka Puntland laalay heshiis kii is-afgaradka ahaa ee dhexmaray Puntland iyo Seychelles

Xildhibaannada Golaha Wakiillada DPL ayaa cod aqlabiyad ugu codeeyay in la laalo heshiiskii is-afgaradka ee dhex maray Seychelles & Puntland, Bishii Maarso 15, 2011. Sidoo kalena loo saaray Guddi farsamo oo ka shaqeeya sii-deynta Maxaabiista Burcad-badeedka ugu xiran. Hoos kaga bogo.

Madaxwayne Cagjar oo maanta lagu soodhaweeyey Tuli Guuleed (sawirro)
Ayax farabad oo ku habsaday deegaano katirsan gobolka Hayland (dhegayso)
Maxaa sababay in madaxweyne Deni uu Shaqada ka joojiyo duqii degmada Boosaaso?

Xildhibaannada Golaha Wakiillada DPL ayaa cod aqlabiyad ugu codeeyay in la laalo heshiiskii is-afgaradka ee dhex maray Seychelles & Puntland, Bishii Maarso 15, 2011.

Sidoo kalena loo saaray Guddi farsamo oo ka shaqeeya sii-deynta Maxaabiista Burcad-badeedka ugu xiran.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: