Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland oo lasoo gabagabeeyey (dhegayso)

HomeWararka

Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland oo lasoo gabagabeeyey (dhegayso)

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland Abshir Aw- Yuusuf Ciise ayaa soo gabagabeeyey imtixaankii shahaadiga ee fasalada 8aad iyo 4aad ee dugsiyada sare iyo dhexe ee Puntland, kaasi oo ay u fariisteen 15- kun oo arday. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b000e7900010023fadebe38/Wasiirk+Waxbarashada+Puntland+Abshir+Aw+yusuf+Ciise+.mp3

Rooble: “Waxaan booqanaya Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Gollaha Shacabka”
Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
WARKA FIIDNIMO | XUSEEN MADAR | DALJIR GAALKACYO

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland Abshir Aw- Yuusuf Ciise ayaa soo gabagabeeyey imtixaankii shahaadiga ee fasalada 8aad iyo 4aad ee dugsiyada sare iyo dhexe ee Puntland, kaasi oo ay u fariisteen 15- kun oo arday.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: