Rooble: “Waxaan booqanaya Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Gollaha Shacabka”

Rooble: “Waxaan booqanaya Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Gollaha Shacabka”

Ra’iis Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in uu dhawaan booqdo Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Rooble ayaa u kuurgeli doono xaaladda Amni ee Goobaha loogu talo galay inay ka dhacaan doorashooyinka Golaha Shacabka iyo diyaar garoowga doorashada.

” Wixii ka bilowda Jimcaha ama sabtiga waxaan diyaariyay safaro aan ku tagayo goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka xildhibaanada golaha shacabka ayuu yiri” Ra’iisul Wasaare Rooble.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com