Imaaraatka Carabta oo deeq raashiin soo gaarsiiyay Puntland (sawiro)

Imaaraatka Carabta oo deeq raashiin soo gaarsiiyay Puntland (sawiro)

Imaaraadka Carabta ayaa deeq raashiin ah oo ka kooban kun ton waxaa uu soo gaarsiiyay Puntland, iyadoona raashiinka loo qaybinayo sagaalka gobol ee Puntland.

Agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladda hoose Puntland Maxamed Cali Jubba oo lagu wareejiyay deeqdan ayaa waxaa uu sheegay inay u qoondeeyeen sagaalka gobol ee Puntland oo loo gaarsiin doono si siman.

Deeqda ayaa ka kooban barriiska nooca basmatiga, saliid, caano, digir, sonkor iyo baasto.

Hoos kadaawo

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Tuugsiga imaaraadka kama maarantaa qaraxyada kasocda boosaasana imaaraad kubadashaa dhawr kiish oo ay deeq kumagacaabaan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com