Hoy La’aan iyo Nolol Xumo Soo Wajahdey Barakacayaal Ku Sugan Boosaaso (DHEGAYSO)

HomeWararka

Hoy La’aan iyo Nolol Xumo Soo Wajahdey Barakacayaal Ku Sugan Boosaaso (DHEGAYSO)

In kabadan 14 qoys oo danyar ah ayaa waxaa soo wajahday xaalad culus kadib markii ay ku gurya beeleen dab maalinimadii shalay qabsaday guryihii ay ka

Maamulka Galmudug oo sheegay inay gacanta ku dhigeen mid kamid ah raggi dilay saraakishii Ciidamada dowladda
Sidee looga Ciiday maanta degmadda degmadda Ufayn?
Issimadda dhaqanka gobalka Nugaal ayaa saaka ku guulaystay in la kala qaado Ciidamaddi is horfadhiyeey

In kabadan 14 qoys oo danyar ah ayaa waxaa soo wajahday xaalad culus kadib markii ay ku gurya beeleen dab maalinimadii shalay qabsaday guryihii ay ka deganaayeen kaamamka Boosaaso.

Xiriiriyaha kaamamka barakacayaasha ee magaalada Bosaso Cali Bare ayaa radio Daljir usheegay in dadkan oo horay darruufo kale duwan ugu noolaa aanay haysan hadda hoy iyo gabaad ay ka galaan cadceedda, Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: