Issimadda dhaqanka gobalka Nugaal ayaa saaka ku guulaystay in la kala qaado Ciidamaddi is horfadhiyeey

HomeWararka

Issimadda dhaqanka gobalka Nugaal ayaa saaka ku guulaystay in la kala qaado Ciidamaddi is horfadhiyeey

GAROOWE: Issimadda dhaqanka gobalka Nugaal ayaa saaka ku guulaystay in la kala qaado Ciidamaddi is horfadhiyeey ee shalay dagaalku dhexmaray,waxaana m

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde: Taariikhdii Fanka iyo Hal-abuurka Heesaha iyo Riwaayadaha
Barnaamijka Hanaqaadka Dimuquraadiya Puntland , Door Nooce ah ayey Dhalinyaradu ku leeyihiin ?

GAROOWE: Issimadda dhaqanka gobalka Nugaal ayaa saaka ku guulaystay in la kala qaado Ciidamaddi is horfadhiyeey ee shalay dagaalku dhexmaray,waxaana mid walba uu dib ugu laabtay fariisinkiisi.

Islaan Ciise & Suldaan garaase ayaa xalay sheegay in xabad joojin ay dhex dhigeen labadda dhinaca hase ahaate xili dambe oo xalay ahayd ayaa la maqlayeey dhawaaqa hubka noocyadiisa kala duwan.

Diwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: