Howlgal lagu soo qabtay khamri iyo Xashiishad oo Garoowe laga sameeyay (dhegayso )

Howlgal  lagu soo qabtay khamri  iyo Xashiishad oo Garoowe laga sameeyay  (dhegayso )

Ciidamada Booliska Puntland ee gobolka Nugaal ayaa maanta goob  fagaare ah waxa ay ku gubeen  Qamri iyo Xashiishad laga soo qabtay gudaha magaalada Garoowe iyo dadkii ka ganacsan jiray .

 

Ciidamada ayaa sheegay  in maan dooriyahan ay ku  qabteen  howlgalo laga sameeyay  xaafaga magalaada Garoowe  .

Goobtii lagu gubay  Xashiishada iyo khamriga  waxaa goob joog ka ahaa taliyaha ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxuyadiin Axmed Muuse.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com