Howlgal  lagu soo qabtay khamri  iyo Xashiishad oo Garoowe laga sameeyay  (dhegayso )

HomeWararka

Howlgal lagu soo qabtay khamri iyo Xashiishad oo Garoowe laga sameeyay (dhegayso )

Ciidamada Booliska Puntland ee gobolka Nugaal ayaa maanta goob  fagaare ah waxa ay ku gubeen  Qamri iyo Xashiishad laga soo qabtay gudaha magaalada Ga

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)
“Soomaali hadda waxaad moodda inay sii kalafogaanayso,” siyaasi Abubakar Cabdiraxmaan Geelle

Ciidamada Booliska Puntland ee gobolka Nugaal ayaa maanta goob  fagaare ah waxa ay ku gubeen  Qamri iyo Xashiishad laga soo qabtay gudaha magaalada Garoowe iyo dadkii ka ganacsan jiray .

 

Ciidamada ayaa sheegay  in maan dooriyahan ay ku  qabteen  howlgalo laga sameeyay  xaafaga magalaada Garoowe  .

Goobtii lagu gubay  Xashiishada iyo khamriga  waxaa goob joog ka ahaa taliyaha ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxuyadiin Axmed Muuse.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: