Site icon Radio Daljir

Howlgal lagu soo qabtay khamri iyo Xashiishad oo Garoowe laga sameeyay (dhegayso )

Ciidamada Booliska Puntland ee gobolka Nugaal ayaa maanta goob  fagaare ah waxa ay ku gubeen  Qamri iyo Xashiishad laga soo qabtay gudaha magaalada Garoowe iyo dadkii ka ganacsan jiray .

 

Ciidamada ayaa sheegay  in maan dooriyahan ay ku  qabteen  howlgalo laga sameeyay  xaafaga magalaada Garoowe  .

Goobtii lagu gubay  Xashiishada iyo khamriga  waxaa goob joog ka ahaa taliyaha ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxuyadiin Axmed Muuse.

Dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5beaad440a01007f0bc6270c/Howlgalka+khamriga++Garoowe+.mp3?_=1
Exit mobile version