Horumarka ka socda magaalada Gaalkacyo  ma aha mid la’inkiri  karo (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Horumarka ka socda magaalada Gaalkacyo ma aha mid la’inkiri karo (dhegayso+Sawiro)

Wajigii koowaad  ee dhismaha waddada  iskuxirta magaalda Gaalkacyo ee xrunta gobolka Mudug iyo gobolada dalka Soomaaliya ayaa manta la soo gaba gabeey

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay shirka dhusamareeb
Madaxweynaha Galmudug oo kulamo xal raadin ah kawada Muqdisho (Sawiro)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Wajigii koowaad  ee dhismaha waddada  iskuxirta magaalda Gaalkacyo ee xrunta gobolka Mudug iyo gobolada dalka Soomaaliya ayaa manta la soo gaba gabeeyay .

 

Dhismaha  waddadan  waxaa iska kaashaday  wajigiisa koowaad maamulka degmada Gaalkacyo dowladda Puntland  iyo Beesha Caalamka waxaana lagu dhisayaa barnaamijkii iskutashiga ahaa ee shacabka iyo dowadda.

 

Duqa degmada Gaalkcyo  Nabadoon Yaaasiin C/samad  ayaa sheegay in wajiga labaad ee dhismaha waddadan  dhawaan labilaabi doono  ayna  iska kaashan doonaan ganacsatada iyo dowldda Puntland.

Nabadoon Yaasiin C/samad ayaa sheegay in qaybtii laqabtab kormeer lagu samayn doono si loo ogaado halka ay howshu mrayso.

tan iyo mudadii gaabneed ee uu xilka qabtay duqa degmada Gaalakcyo Nabadoon Yaasiin C/samad ayaa magaalada waxaa ka muuqda isbadal wayn oo dhanka horumark ah.

Dhegayso.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: