Site icon Radio Daljir

Horumarka ka socda magaalada Gaalkacyo ma aha mid la’inkiri karo (dhegayso+Sawiro)

Wajigii koowaad  ee dhismaha waddada  iskuxirta magaalda Gaalkacyo ee xrunta gobolka Mudug iyo gobolada dalka Soomaaliya ayaa manta la soo gaba gabeeyay .

 

Dhismaha  waddadan  waxaa iska kaashaday  wajigiisa koowaad maamulka degmada Gaalkacyo dowladda Puntland  iyo Beesha Caalamka waxaana lagu dhisayaa barnaamijkii iskutashiga ahaa ee shacabka iyo dowadda.

 

Duqa degmada Gaalkcyo  Nabadoon Yaaasiin C/samad  ayaa sheegay in wajiga labaad ee dhismaha waddadan  dhawaan labilaabi doono  ayna  iska kaashan doonaan ganacsatada iyo dowldda Puntland.

Nabadoon Yaasiin C/samad ayaa sheegay in qaybtii laqabtab kormeer lagu samayn doono si loo ogaado halka ay howshu mrayso.

tan iyo mudadii gaabneed ee uu xilka qabtay duqa degmada Gaalakcyo Nabadoon Yaasiin C/samad ayaa magaalada waxaa ka muuqda isbadal wayn oo dhanka horumark ah.

Dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c5f1a50020100e33eed7cac/yaasiin.mp3?_=1

Sawiro.

Exit mobile version