Hooyo Umushay 10 habeen ka hor oo ka qayb ah Imtaxaankaa Shahaadiga ah ee Puntland

HomeWararka

Hooyo Umushay 10 habeen ka hor oo ka qayb ah Imtaxaankaa Shahaadiga ah ee Puntland

Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa Faa’iso Axmed Khaalid oo kamid ah ardeyda dugsiyada sare ee Puntland Imtaxaanka shahaadiga ah ugu geysey gurigeeda oo kuyaala magaalada Garoowe | Faa’so waa waa hooyo umushay 5 habeen ka hor. Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixin ka diyaariyeey.

Isimada Puntland oo baaq u diray dhinacyada Siyaasada ee isku maandhaafsan Arimaha Doorashada (daawo)
Waraysi Taliyaha Saldhigga Qandala: Daacish iyo Saameynta Deegaanka (dhegayso)
DFS oo shacabka uga digtay duufaanta Kayaar (daawo)

Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa Faa’iso Axmed Khaalid oo kamid ah ardeyda dugsiyada sare ee Puntland Imtaxaanka shahaadiga ah ugu geysey gurigeeda oo kuyaala magaalada Garoowe | Faa’so waa waa hooyo umushay 5 habeen ka hor.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixin ka diyaariyeey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: