Isimada Puntland oo baaq u diray dhinacyada Siyaasada ee isku maandhaafsan Arimaha Doorashada (daawo)

Isimada Puntland oo baaq u diray dhinacyada Siyaasada ee isku maandhaafsan Arimaha Doorashada (daawo)

Isimada Puntland oo shir ku yeeshay maanta magaalada Garoowe ayaa ka hadlay doorshada dalka, khilaafka DFS iyo maamul goboleedyada, dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Dharoor ee gobolka Bari iyo diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga iyo kulankii ay la qaateen madaxweynaha Puntland.
> Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa kamd ahaa Isimadii maanta kulankan goobjoogga ka ahaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0