Hirshabeelle oo ka Fiirsanaysa Xiriirka Dawladda Federaalka

HomeWararka

Hirshabeelle oo ka Fiirsanaysa Xiriirka Dawladda Federaalka

Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in ay ka fiirsanayaan xirir la wadaagidda dawladda dhexe. Maamulka Hirshabeelle ee gobollada Hiiraan iyo Shabeella

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Garoowe kula kulmay siyaasiyiin & wasiiro (Sawiro)
Maxkamadda Bosaso oo ay ka socoto xukunka guddiga dhismaha wadada Bosaso
Madaxweyne Xigeenka Galmudug oo Cadaado ku soo Laabtay

Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in ay ka fiirsanayaan xirir la wadaagidda dawladda dhexe.

Maamulka Hirshabeelle ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa shakigeliyey xiriirka ay la wadaagaan dawladda dhexe ee federaalka.

Kulan wasiirada ah, uuna shir guddoominayey madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabddillaahi Cosoble ayaa maanta ka dhacay magaalasa Jowhar, waxaana looga dooday arrimo badan oo ku saabsan xiriirka maamulkaasi kala dhaxeeya dawladda federaalka, iyagoo muujiyey tabashooyinka maamulkoodu uu ka qabo federaalka.

Wasiirka warfaafinta maamulka Hirshabeelle Mahad Xasan Cismaan ayaa warbaahinta u akhriyey qodobada shirkooda ka soo baxay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: