Hir-Shabeelle & AMISOM oo ka shirey dagaalka Al-Shabaab

Hir-Shabeelle & AMISOM oo ka shirey dagaalka Al-Shabaab

Madaxweyne Ku xigeenka HirShabelle ahna kusimaha Madaxweynaha Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Jowhar Saraakiisha Ciidamada Amisom gaar ahaan Burundi oo ka howlgala Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Cali Guudlaawe ayaa saraakiisha Ciidamada AMISOM kala hadlay sugida Amniga deegaanada Hirshabeelle iyo dardar gelinta dagaalo ka dhan ah Al-Shabaab.

Saraakiisha Ciidamada AMISOM ayaa waxaa ay balan qaadeen inay Ciidanka Dowladda kala qeyb qaadan doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee laga fulinayo deegaannada Hir-Shabeelle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com