Guddoomiyaha gobalka Mudug oo ka hadlay Amniga Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo ka hadlay Amniga Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuuryare oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay Amaanka Magaaladda Gaalkacyo,kadib dil shalay lagu geey

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuuryare oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay Amaanka Magaaladda Gaalkacyo,kadib dil shalay lagu geeystay Gaalkcyo Nabadoon Geesdir

Sido kale Ciidamada ayaa howlago Gaalkcyo ay ka sameyeen waxay ku soo qab qabteen tiro dad ah oo loga shakiyeey dilka Nabadoonka.

Arrimo Badan oo Xaalada Gobalka Mudug ah ayuu ka hadlay Wuxuuna khadka Taleefanka Ugu Waramay Wariye Hodan Sulub Diini.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: