Hinda Jaamac Maxamuud iyo buuggeeda Qaran Dumis (dhegayso)

HomeWararka

Hinda Jaamac Maxamuud iyo buuggeeda Qaran Dumis (dhegayso)

Hinda Jaamac Maxamuud oo ah gabar qoraa ah dhalinyaro ah oo degan magaalada Ceerigaabo, qorteyna buug ay ugu magac dartay Qaran Dumis, oo sameyn dalka

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Puntland: Dilayaashii Wariyayaasha oo xukun dil ah lagu ridey
Maamulka SSC Khaatumo “Waanu soo afjaray duulaankii Somaliland ee gobolada SSC”

Hinda Jaamac Maxamuud oo ah gabar qoraa ah dhalinyaro ah oo degan magaalada Ceerigaabo, qorteyna buug ay ugu magac dartay Qaran Dumis, oo sameyn dalka ku yeeshay ayey buuggaas Hinda guddoonsiisay Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka, Md. Xassan Cali Kheyre, xilli ay ka qaybgalaysay carwada bandhiga bugaagta ee sannadkan lagu qabtay Muqdisho.

Hinda ayaa Radio Daljir uga warantay waxyaabaha ku dhaliyey in ay buggaas qorto iyadoo ku sugan Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Waxay ay u warantay wariye Cabdixakin Xuseen Xasan, xarunta Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: