Danjire Caalin oo sharraxay sababta uu Mareykanka dhaqaalihii uga jaray Falastiin (dhegayso)

Danjire Caalin oo sharraxay sababta uu Mareykanka dhaqaalihii uga jaray Falastiin (dhegayso)

Mareykanka ayaa dhawaan sheegay in uu dhaqaalihi ka jarayo Falastiiniyiinta, kaas oo uu ku bixin jiray taakuleynta ciidamada, waxbarashada iyo arrimaha gargaarka. In ka badan $60 milyan oo dollar oo Mareykanku uu siinjiray Falastiin ayuu sheegay inuu jarayo.

Hey’adda gargaarka iyo cunada u qaabilsan qaramada midoobay oo loo yaqaan (UNRWA) ayaa ku tilmaantay talaabada Mareykanka mid ka dhan ah dad aan waxba galabsan.

haddaba maxay yihiin dhaqaalaha uu mareykanku siin jiray Falastiin, xaggee lagu bixiyaa, saameyn inteese le’eg ayey ku yeelan kartaa Falastiiniyiinta.

Su’aalahaas iyo kuwa kaleba waxaan weydiinay Danjire maxamed Axmed Caalin oo falanqeeya arrimaha caalamka.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    DONALD TRUMP HE IS RACIST!.
    WAA NIN AY KA BUUXDO ISLAAM NACAYB, OK, BIXINTII QUDUS,JOOJINATA DEEQDII FALASTIIN IWM WUXUBA WAXAY HOOS TEGEYSAA NACAYBKA UU TRUMP UQABO ISLAAMKA, NOTHING ELSE!..
    DONALD TRUMP HE IS EMPTY=FAARUQ BUKA OO CUNSURI AH.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com