Hay’adda Salaam Development Center(SDC) oo taleefano gaarsiisay beeralayda laacdheere

DEEGAANKA LAACDHEERE | Hay’adda maxalliga ah ee Salaam Development Center(SDC) ayaa gaarsiisay ka faaideystayaasha mashruuca kobciye teleefanada gacanta, kuwaas ay beeralaydu u isticmaali doonaan u adeegsiga beeraha.

Hay`adda ayaa gaarsiisay beeralayda mashruuca telefonada nooca loo yaqaan (smart phones) oo gaaraya 130 telefone.
Mashruucaan oo ah mashruuc hormarineed iyo kobacin aqooneed ayay hay`addu ka fulinaysay deegaanada Laacdheere, Rabaable, Balley iyo Cuun ee gobolka nugaal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com